Story overview
Iftiinkii aragga
25
0
6
published
Waxaa jirtay gabar tasoo waligeed waxba arag Waxaa maalin walba caawin jirtay hooyadeeda Taasoo lagu magacaabo Caaisha Caa'isha waa hooyada asma Asma aabaheed waxa uu dhintay Ayada OO aad u yar waxaa hayn jirtay OO garab qaban jirtay hooyadeeda Caa'isha in kastoo indhaha waxaba aysan ka arki jirin hadan waxay ahyd mid qalbigeeda ifaya OO mar walbo hooyadeed ku dhahday hooyo aniga mar walbo ku dhada hooyo aniga waan caafimaadi doonaa adigana Waad nasan doontaa mar walbo ee hooyadeed hadalkaas maqashana waxay ku dhihi jirtay i.a gabadhayda Waxay maalmihii socdaanba Caa'isha waxay maalin ay sii kacday waxay waysay shanqarta hooyadeed iyo hadalkiiba ayada marar badan bay hooyadeed u wacay balse wax hadal ah maysan maqal Kadib waxa ay u dhawaaqday dariska OO ay Cod Dheer ku tiri habaryar hooyo ma 'aragtay Maama sacdiya waxa ay daris la'ahayd Caa'isha Iyo asma waxay ku Soo baxday hadalkii asma Kadib way u timid waxayna ku "tiri" SACDIYA:asma maanta maxaa dhacay dhawaqa hadalkaas aad ayuu u sareeyaa ASMA:ma'aqaano habaryar lkn waxaan la'ahay hooyadeey ee ii raadi SACDIYA:asma hooyada xilligaan xagee adi jirtay ASMA:maya hooyadey waxaan cunto ayey ii kari jirtay ayadoo ani I Soo marina ok ii sheegina wax May bixi jirin Intaas ka Dib sacdiya waxay bilowday inay guriga gudaha usii gasho si ay u raadisho Ca'isha Waxay qolka jiifka markay gashay waxay aragtay Caa'isha taas OO jiiftaa sariir teeda way u tagtay waxayna dareentay inay dhimatay Caa'isha SACDIYA waxay u baxday banaanka dhammaan dariska ayey ubsheegaty waxa ku dhacay Caa'isha Dariskii ayaa yimid OO bilaaway inay meesha Caa'isha dhawaan si ay u duugaan Asma inkastoo aysan waxba arkeen hadan wax ayey maqleesaa OO waxay maqashay in ay hooyadeed dhimatay asma maalmo badan OO ay murusaneed.waxaa maalin tuulada ay asma dagneed yimid dhaqtar kaas OO wareesanaye xaaladaha dadka dagan tuulada waxa uu yimid guriga asma. Asaga waxay la kulantay shaqtarkii uguna waran tahay xaalada ku dhacaday maqaallo ka hor iyo gada xaalada haysata Doctorkii ayaa asma u waday istaalkiisa waxa uuna u fiiqay indhaha Asma waa markii ugu horreysay ee wax arkayso Waxa ay aad ugu mahad celisay Alle iyo dhaqtarkii asma tuuladeeda waxay ku Soo laabtay Ayadoo wax arkaysaa waxay tagtay qabrigii walidiinteeda kadibna waxay bilowday nolol cusub
Table of contents
- 1Ifka HooyoGabadha indhoolaha ah ee Asma ayaa ku nool nolol fudud tuulo, iyadoo mar walba ay garab taagan tahay hooyadeed jecel ee Caa'isha. Noloshu way fiican tahay, laakiin waxay ku dhisantahay jacayl hooyo iyo gabadheeda.
- 2Masiirkii Caa'ishaCaa'isha ayaa si lama filaan ah u geeriyootay, taasoo ka tagtay Asma oo niyad jabsan oo kaligeed ah. Inkastoo ay mar walba lahayd niyad wanaag, haddana luminta hooyadeed waa mid aad u culus.
- 3Soo-dhawaynta DhakhtarDhakhtar socdaal ah ayaa yimid tuulada oo wuxuu booqday Asma. Waxay u sheegtay xaaladeeda iyo waxa ku dhacay hooyadeed. Dhakhtarku wuxuu muujiyay naxariis iyo xiiso uu u qabo inuu caawiyo.
- 4Indhaha CusubDhakhtarku wuxuu Asma u geeyay isbitaalkiisa wuxuuna sameeyay baaritaan. Waxay ogaadeen in indho la'aanteeda la daweyn karo. Tani waxay ahayd fursad cusub oo nolol.
- 5Mahadnaqa AlleAsma waxay aragtay ifka markii ugu horreysay. Waxay aad ugu mahad celisay Ilaahay iyo dhakhtarkii furay indhaheeda. Waa dareen aan la qiyaasi karin oo farxad leh.
- 6Nolosha CusubAsma waxay ku soo noqotay tuuladeeda iyadoo wax aragta. Waxay tagtay qabrigii waalidkeed waxayna bilaawday nolol cusub oo ay ka buuxaan rajjo iyo niyad wanaag.
More Adventure stories
Browse all Adventure →- Cowboy Pablo
With the help of Old Paint & Glint, Pablo begins to feel like a real cowboy.
- The Confession in the Stacks
A quiet librarian's orderly world is turned upside down when a shocking confession, hidden within the pages of a returned novel, pulls her into a local mystery she never anticipated.
- Hisundom
Ammar Yaser Zokari: The Signals is a psychological thriller about Ammar Yaser Zokari, a man publicly dismissed as struggling with schizophrenia, who is actually a deep-cover CIA operative secretly neutralizing foreign economic threats. Operating through an intricate, silent network of pop culture songs, hand gestures, and coded phrases like "Jump out the house" and "Rockstar Made," Ammar builds a clandestine corporate empire known as The Black Network to wage an invisible war. Blurring the line between clinical paranoia and high-stakes espionage, the book explores the ultimate burden of a hero who must save the world while everyone around him thinks he has lost his mind.
- The Internet's Golden Fleece
Formas de ganar dinero en internet de acuerdo a experiencias personales, ganar dinero real
- Luna and the underworld
Luna a teen girl Is in the underworld her mission is to survive she meets dangerous creatures and evil demons will she be able to go home
- Two worlds
A girl named Amy longs to meet someone who is like her that night a strange light was glowing in her bedroom mirror she woke up and saw this cute boy named Leo they always talked one day her mother came to her room and said " You need to go to school today honey it might be your last😢" Amy completely forgot they where MOVING OUT TOMORROW
Want to write a story like this?
Learn the craft in our free AI story generator, then draft your first chapter with an AI co-writer.
